Daawo Sawirada: Xuutiyiinta oo soo bandhigtay khasaarihii ay gaarsiiyeen ciidanka Sacuudiga

Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa soo bandhigtay khasaaraha ay ciidamada Sacuudiga ku gaarsiiyeen weerar xoogan ay ku qaadeen xero milatariga Sacuudiga ku lahaayeen xadka Sacuudiga iyo Yemen. Warbaahinta taageerta kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa baahiyay Muuqaalka iyo sawirada weerarkii ay ku qaadeen xerada ciidanka milatariga Sacuudiga, waxa ayna soo bandhigeen sawirada askar ay … Continue reading Daawo Sawirada: Xuutiyiinta oo soo bandhigtay khasaarihii ay gaarsiiyeen ciidanka Sacuudiga